Bulshada degmada Cadaado oo loogu baaqay hormarinta adeegyada Bulshada degamadaas

0
23

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Faarax Diiriye Warsame guddoomiyaha degmada Cadaado ee gobolka Galguduud ayaa bulshada degmadaas waxaa uu ugu baaqay inay ka qayb qaataan horumarinta magaalada, waxaana uu si gaar ah u xusay in qaybaha bulshadu si gaar ah isaga xil saaraan sidii loo xoojin lahaa iskaashiga lagu hormarinayo degmada.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here