Wasiirka arrimaha gudaha Galmudug oo magacaabay maamullada magaalooyin ka tirsan gobolka Mudug

0
11

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug ayaa waxaa wareegtooyin ka soo baxay xafiiskiisa waxaa uu maamullo cusub ugu magacaabay degmada Wisil iyo deegaanka Ceeldibir ee gobolka Mudug.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here