Tababar kor loogu qaadayo heerka wada shaqaynta Booliska iyo Bulshada oo lagu qabtay Guriceel

0
16

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Amniga gudaha dowladda Galmudug ayaa magaalada Guriceel ku qabatay tababar lagu xoojinayo wada shaqeynta ka dhaxeysa Booliiska iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Tababarkan oo socday muddo labo maalin ah ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan ciidabka Booliska, odayaasha dhaqanka, dhalinyarada, haweenka, wakiillo ka socday ururrada bulshada rayidka ah iyo qaar ka mid ah maamulka degmada Guriceel.

Warbixintan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here