Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo Dhuusamareeb ka furtay Tababar ku sabsan Ka Hortaga Caabuqa.

0
7

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb uga furtay tababar muhiim ah oo diiradda lagu saarayo xakameynta iyo ka hortagga caabuqyada faafa shaqaalaha caafimaadka Galmudug

Tababarkan oo socon doona muddo dhowr maalmood ah ayaa waxaa ka faa’iideysanaya tiro ka mid ah shaqaalaha caafimaadka ee ka howl-gala xarumaha caafimaadka ee ku yaalla deegaannada Galmudug.

Warkan waxaa soo jeedunaya: Liban Mohamed Abdi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here