Wacyigelin Diimeed iyo Wada-tashi Bulsho oo Kismaayo ka Dhacay

0
12

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan dhexmaray culimada iyo bulshada rayidka.

Kulanka oo si weyn loo soo agaasimay ayaa diiradda saaray arrimo la xiriira kor u qaadista wacyiga diimeed, xoojinta wada-tashiga bulshada, iyo doorka culimada ee xalinta caqabadaha dhaqan-dhaqaale iyo diimeed ee ka jira deegaanada Jubbaland.

Warkaan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here