Munaasabad lagu shaacinayay adeeg ku cusub hoteellada Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
21

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Hoteelka Galmudug oo kamid ah huteellada ku yaalla Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa shaaciyay adeeggga gaariinta cuntada guryaha iyo goobaha shaqada oo ku cusub hteellada iyo maqaayadaha ku yaallad Galmudug.

Munaasabad ay ka qayb-galeen masuuliyiin ka tirsan golaha wasiirrada Galmudug iyo maamulka caasimadda ayaa lagu soo bandhigay adeeggan delivery-ga oo ay sheegeen in macaamiisha guryahooda loogu gaynayo cuntooyinka ay kasoo dalbadaan hoteelka.

Warkan waxaa soo jeedianaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here