Hey’ad Cilmi baariseed oo Muqdisho laga daah furay.

0
6

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabad lagu daah-furayay Ururka Caalamiga ah ee Waxbarashada Soomaaliya, oo loo soo gaabiyo IEASO, ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, caasimadda dalka. Xafladdan waxaa ka qayb-galay madaxda ururka, aqoonyahanno ka socday qaar ka mid ah dalalka Afrika, iyo masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Warkan waxaa soo jeedianaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here