Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa wadda qorshe lagu horumarinayo beeraleyda Soomaaliyeed, iyadoo ujeeddada mashruucan ay tahay in la dhiirrigeliyo dadka leh hal-abuurka ganacsiga ku saleysan beeraha gudaha dalka.
Sowdo Maxamuud Cusmaan, oo ka mid ah madaxda Wasaaradda Beeraha, ayaa ka warbixisay mashruucan iyo hiigsiga uu u leeyahay mustaqbalka dhow iyo kan fog.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Diriye