Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Dhuusamareeb ka qabtay kulan ku saabsan wacyigelinta doorashooyinka.

0
15

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa magaalada Dhuusamareeb xalay ka qabtay kulan wacyigelin ah oo ku saabsan doorashooyinka, kaas oo bulshada fursad u siisay inay su’aalo toos ah ku weydiiyaan masuuliyiinta guddiga.

Kulanka ayaa qayb ka ah dadaallada wacyigelinta bulshada ee ku aaddan diiwaangelinta codbixiyeyaasha, taas oo haatan si rasmi ah uga socota magaalada Dhuusamareeb, iyadoo la qorsheynayo in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here