Daraasad ku saabsan doorka Aqoonta iyo Xirfaduhu ku leeyihiin Maalgashiga oo muqdisho laga daahfuray

0
8

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax, ayaa si rasmi ah u daahfuray daraasad cusub oo lagu eegayo doorka aqoonta iyo xirfaduhu ku leeyihiin maalgashiga iyo horumarinta dalka.

Daraasaddan ayaa ujeeddadeedu tahay in la fahmo sida kor u qaadidda heerka aqoonta iyo xirfadaha bulshada ay gacan uga geysan karto horumar dhaqaale, shaqo abuur ballaaran iyo dhiirrigelinta maalgashiga gudaha iyo dibadda.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here