Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Maalgashiga Horumarinta Dhaqaalaha Galmudug ayaa magaalada Dhuusamareeb ka furay Madal Aragti-Wadaag ah oo diiradda lagu saarayay diyaarinta Qorshe-Howleedka Istaraatiijiyadda Xalka Waara.
Madashan ayaa lagu falanqeeyay sidii xal waara loogu heli lahaa arrimaha la xiriira barakaca, qaxootiga, iyo dib-u-soo laabashada dadka Soomaaliyeed.
Warkan waxaa soo jeedianaya: Liban Mohamed Abdi