Hay’adda NIRA oo diiwaangelinta ka billowday deegaanka Dagaari ee gobolka Mudug

0
36

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda aqoonsiga iyo isdiiwaangelinta qaranka ee NIRA oo wadda dadaalkeeda ku aaddan diiwaangelinta bulshada Galmudug ayaa adeeggeeda waxaa ay gaarsiisay deegaanka Dagaari ee gobolka Mudug.

Bulshada deegaankaas dagaari ayaana uga mahadceliyay Hay’adda NIRA inay halkaas ka billowday diiwaangelinta dadweynaha ku nool deegaanka Dagaari oo hoos taga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidaahir Garaad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here