Wasaradda beeraha jubbadda oo wada hormarinta beeraha

0
27

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa dadaal xooggan ku bixineysa sidii ay u taageeri lahayd beeraleyda ku nool deegaanada kala duwan ee Jubbaland. Wasaaraddu waxay si joogto ah uga shaqeysaa horumarinta wax-soosaarka beeraha iyadoo gacan ka geysaneysa helista agabka muhiimka u ah tacbashada beeraha.

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland ayaa sidoo kale marar badan qabatay tababaro wacyigelin ah oo lagu barayo beeraleyda farsamooyinka casriga ah ee beer-falashada iyo daryeelka dalagyada, si kor loogu qaado tayadda iyo tiradda wax-soosaarka.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacsiyo Abdulkadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here