Maamulka Deegaan Janaale oo Kulan la qaatay bahda caafimaadka.

0
14

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Kulankan oo ku saabsanaa wacgelinta bulshada ee caafimaadka ayaa Maamulka Deegaan Janaale kala bahda caafimaadka si Loo dardar-geliyo daryeelka haweenka uurka leh ka dib markii maalmo ka hor hooyooyinka uur lahaa ay degaanka ugu dhinteen daryeel la,aan iyaga oo ku dhalayay guryahooda.

Hamdi Dirie Ali ayaa warkan soo jeedineysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here