Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xafladan ayaa loo qabtay Ku dhowaad 50 arday oo bartay Luuqadda English-ka iyo Xirfadda Computer-ka ayaa xaflad loogu qabtay degmada Guriceel kuwaas oo ah dufcaddii 2aad ee Ka baxda Machadka ADMO ee degmada ku yaalla.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali