Soomaaliland Oo Deeq Raashiin ah u kala dirtey Gobolada ay Abaartu Saameysey.

0
10

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Udiyaar garawga aafooyinka iyo kaydka raashinka Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ka daahfurtay wajiga sadaxaad deeq Raashiin ah oo la gaarsiinayo dadka danta yar ee ku nool gobolada maamulkaasi.

Deeqdan Raashiin ah ayaa waxaa bixiyay Hay,adda Boqor salmaan waxaana aay ka koobantay Bur,Bariis,Sokor,Saliid iyo caano.

Hamdi Dirie Ali ayaa warkan soo jeedinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here