Isbitaalka Muqdisho Community oo Fuliyay Qaliimo Casri ah

0
48

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Isbitaalka Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ee Mugdisho community ayaa fulinaya qaliimo casri ah oo loo samaynayo qaar kamid ah shacabka ku nool Mugdisho iyo Ciidanka AsluubtaSoomaaliyeed.

Isbitaalkan oo ay ka howlqalan dhaqaatiir isugu jira soomali iyo ajaanib ayaa adeegyadan caafimaad fulinaya markii ugu horeysay.

Warbixintan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here