Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Taliyaha Qaybta Dambi-baarista Booliiska Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa maanta ka hadlay xaaladda amni iyo dambi-baarista ka socota degmooyin dhowr ah oo ka tirsan Galmudug, isagoo iftiimiyay kiisas dhowr ah oo dhawaan dhacay iyo tallaabooyinka laga qaaday.
Taliyaha ayaa sheegay in xafiiskiisu uu diiwaan galiyay falal dambiyeed kala duwan oo ka dhacay degmooyinka ceel-dheer iyo Cadaado Waxa uu xusay in kiisaskaasi ay isugu jiraan dilal kufsi, sababay khasaare nafeed.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi