Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhalinyaro ku abtirsata beelo dhowaan dagaallo ku dhexmareen deegaanno hoos taga degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ayaa kulan ay ku qabteen magaalada Muqdisho waxaa ay kasoo saareen war murtiyeed ay baaq nabadeed ugu direen dadka reer miyiga ah ee ku dagaallamay deegaanka Meersiis.
Dhalinyaradan ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaal beeleedka iyo dhiigga macna la’aanta ku daadanaya.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali