Mashruuca dayactirka nalalka ku shaqeeya cadceedda oo laga daahfuray magaalada Gaalkacyo.

0
46

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiye Ku-xigeenka degmada, Eng. Maxamed Cabdi Cilmi, ayaa si rasmi ah u daah-furay mashruuca dayactirka nalalka ku shaqeeya cadceedda (solar lights) ee magaalada Gaalkacyo.

Munaasabadda daah-furka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Galmudug, Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Mudug, qaar ka mid ah agaasimayaasha Dowladda Hoose, Xubno ka Socday Hay’adda (C.P.D)iyo Guddoomiyeyaasha xaafadaha magaalada Gaalkacyo.

Warkan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here