Warbixin=Maalinta Caalamiga ee Cagaarshowga oo Maanta dunida laga xusayo.

0
41

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maanta oo kale, 28-ka Luulyo, waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Cagaarshowga. Maalintan waxa ay bulshada lagu baraarujinayaa khatarta cudurka Cagaarshowga, oo ah cudur si weyn u saameeya caafimaadka dad badan oo ku nool daafaha dunida.

Wasaaradda Caafimaadka ee Galmudug ayaa sheegtay inay wado dadaallo lagu xakameynayo laguna hortagayo cudurka Cagaarshowga, gaar ahaan nooca halista badan ee Cagaarshowga.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here