Munaasabad lagu daahfurayay Todobaadka Naas-nuujinta Adduunka oo lagu qabtay Mugdisho.

0
43

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa furey munaasabadda xuska todobaadka Naas-nuujinta Adduunka oo maanta oo kale laga xuso Caalamka.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiru dowlaha Wasaardda Caafimaadka Dr. Maryama Maxamed Xuseen, Xildhibaano, Ururka Dhakhaatiirta, Agaasime waaxeedyada Wasaaradda Caafimaadka, xubno sare oo ka socday Hey’addaha Caalamiga ah ee ka shaqeeya arrimaha Caafimaadka, Culamaa,udiin, Dhaqaatiir, bahda Caafimaadka, iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here