Wasiirka Gaadiidka Galmudug oo ka warbixiyay xiliga la daahfurayo garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb.

0
85

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulistada Hawada Galmudug Abdinur Macalin Mohamuud ayaa ka warbixiyay waqtiga si rasmi ah loo daahfurayo garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb,

Wasiirka ayaa sheegay in dhismaha garoonka uu marayo heer gabogabo ah islamarkaana la xarig jarayo 14 bishan August.

Warkaan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here