Qaliin Geel lagu sameeyay oo guuleystay miyiga Guriceel.

0
24

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Koox ka tirsan Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Galmudug ayaa si guul leh u fulisay qaliin lagu sameeyay neef geel ah oo labo bilood siday uur-jiif meyd ah, kadib markii xaaladdeeda caafimaad ay khatar gashay.

Qalliinka ayaa ka dhacay miyiga hoos taga Guriceel, iyadoo la adeegsanayay qalab casri ah iyo xirfado aqoon sare leh.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here