Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ayaa booqasho ku tagay magaalada Wanlaweyn ee Gobolka shabeelaha hoose si halkaas looga hirgeliyo mashaariic horumarineed,
Masuuliyiinta wxaa ka mid gudoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose iyo masuulinkale oo ka tirsan Kgs
Warkan waxaa soo jeedinaysa:Xamdi Diriye Cali.