Masuuliyiin Galmudug oo kor meeray xarumaha danta guud magaalada Ceeldibir gobolka Mudug.

0
39

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Dowladda Galmudug ayaa kormeer iyo ukuur galid hormarka ay samaynayso magaalada ceeldibiree gobolka Mudug. Kormeerkan ayaa qeyb ka ah dadaallada maamulka Galmudug ay ugu jirto horumarinta adeegyada aasaasiga ah ee bulshada.

Waxaana kamid ahaa masuuliyiinta gaaray ceeldibiri wasiir dowlaha wasaarada caafimaadka wasiirka gaadiidka duulista iyo hawada Galmudug gudoomiye kuxigeenka gobolka mudug Agaasimeyaal iyo xubno kale oo ka tirsan maamulka Galmudug.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here