Taliska Booliska Soomaaliyeed oo baaq u diray Haweenka gobolka Banaadir.

0
42

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa sheegay in Taliska Booliiska Soomaaliyeed uu muhiimad gaar ah siinayo dhiirigelinta bulshada, gaar ahaan haweenka.

Afhayeenku waxa uu intaas ku daray in Taliska Booliisku uu ka codsaday haweenka Soomaaliyeed in ay la shaqeeyaan ciidamada sugida amniga, si loo xaqiijiyo xasillooni iyo wadajir bulshada.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here