Shir lagu heshiisiinayay Beelo walaalo ah oo lagu soo xiray Gobolka Mudug

0
29

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa ka qeyb galay xiritaanka Shirka lagu Xalinayay Colaadda ka jirtay Deegaano ka tirsan Gobolka Mudug,

Shirkan oo socday muddo labo maalin ah ayaa lagu xalinayay dagaalo beelo walaalo ah ku dhexmaray Deegaanada Daghaye, laasgacamay, Deeqlo iyo deegaano kale .

Waxaa soo jeedineysaHamdi Dirie

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here