Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maanta oo kale waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Bani’aadannimada waxaa la aasaasay kadib weerarkii ka
dhacay magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq sanadkii 2003, halkaas oo lagu dilay
shaqaale badan oo ka tirsanaa Qaramada Midoobay.
Tan iyo waqtigaas, waxaa la
go’aamiyay in 19-ka Agoosto loo hibeeyo xuska iyo qiimaynta shaqaalaha
bani’aadannimo iyo dadka u baahan taageerada.
Soomaaliya waa dal ay ka jiraan xaalado bani’aadannimo oo culus – abaaro, fatahaado,
colaado, barakac iyo saboolnimo.
Warbixintaan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jamac