Shirkad ka shaqaysa dhoofinta iyo soo dajinta Alaabaha oo laga daahfuray Dhuusamareeb

0
20

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabad lagu daah furayay shirkadda adeegga daabulka ee Dahab ayaa lagu qabtay Dhuusamareeb waxaana ka qayb-galay masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo isugu jira, golaha wasiirrada, Baarlamaanka iyo Dowladda hoose ee Dhuusamareeb oo ay wehliyaan ganacsato iyo qaybaha bulshada.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:  .Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here