Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maanta galinkii dambe magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa lagu qabtay shaacinta natiijada ardayda dugsiyada dhexe ee ufadhistay imtixaanka sanad dugsiyeedka 2024-2025.
waxaa soo jeedinaya : – Abdidahir Garad