Madaxweynaha Soomaaliya oo Galmudug ku bogaadiyay fulinta Mashaariicda horumarineed

0
5

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga qayb galay Xarunta Madaxtooyada Galmudug, Munaasabad Casho sharaf ah oo Madaxweynaha D-goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ku maamuusay Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda ee safarka shaqo ku jooga Caasimadda Galmudug.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here