Bulshada Galmudug oo lagu bogaadiyay wax soo saarka beeraha iyo wershedaha

0
9

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mustaf Warsame Sebriye oo kamid ah dhalinyarada aqoon-yahannada ah ee dhowaan imaaday Galmudug oo ka qayb-galayay barnaamijka horumarinta nabadda ee Radio Daar-dheer ayaa waxaauu bulshada Galmudug ku bogaadiyay howlaha la xiriira horumarka laga gaaray beeraha iyo wax soo saarka wershedaha.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here