Dugsi Hoose dhexe & Sare oo laga hirgeliyay degmada Luuq ee gobolka Gedo.

0
8

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maagalada Luuq oo kamid ah Degmooyiinka Hoosyimaada ee gobalka Gedo ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daahfurayey Dugsiga Hoose Dhexe Sare ee Baabul Rayaan islamarkaana ay hirgeliyeen Aqoonyahannada Degamada.

Munaasabada lagu daahfurayey Dugsigaan ayaa waxaa ka qeybgalay Agaasimaha Waaxda Hormarinta Shahaadooyiinka Qaranka ee Gobalka Gedo, Maamulka Dugsiga, Aqoonyahanno, Waalidiin iyo martisharaf kale.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here