Shirweyne looga hadlayey doorka Haweenka Soomaaliyeed iyo Qaran dhiska oo lagu qabtay Norwey

0
16

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, Amb. Khadija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Oslo ee dalka Norway kaga qeyb gashay shirweyne lagu falanqeynayay doorka haweenka Soomaaliyeed ee ku aaddan qaran dhiska. Shirkan ayaa diiradda lagu saaray sidii haweenka Soomaaliyeed ay uga qayb qaadan lahaayeen nabad-dhisidda, hannaanka siyaasadeed, iyo horumarinta bulshada. Wasiir Khadija ayaa ka jeedisay khudbad ay ku xoojineyso kaalinta muhiimka ah ee haweenka iyo baahida loo qabo in la taageero dadaalkooda.

Warkan waxaa faah faahinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here