Mamulka Somaliland oo kamahadceliyay $700,000 oo ay garsiisay hay’ada Sodma

0
33

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Maamulka Somaliland ayaa uga mahadceliyay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) deeq lacageed oo dhan $700,000 ah oo ay ku wareejisay maamulka. Lacagtan ayaa loogu talagalay in lagu taageero bulshada ay saameeyeen musiibooyinka iyo xaaladaha adag ee ka jira Somaliland. Mas’uuliyiinta maamulka ayaa sheegay in deeqdani ka tarjumeyso muhiimadda iskaashiga iyo wada-shaqeynta hay’adaha Qaranka Soomaaliyeed ee gurmadka iyo ka jawaabista xaaladaha musiibooyinka.

Waxaa soo jeedineya: Abdifitah Mohamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here