shirweynaha qaran ee todobaadka kalluumaysiga oo maanta lagu soo gabagabeeyey muqdisho

0
25

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Shirweynaha Qaran ee Todobaadka Kalluumaysiga ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.
Shirkan oo socday maalmihii la soo dhaafay ayaa diiradda lagu saaray sidii loo horumarin lahaa kaabayaasha kalluumaysiga, kor loogu qaadi lahaa wax soo saarka badda, loona xoojin lahaa ka faa’iideysiga khayraadka dabiiciga ah ee dalka.

Waxaa soo jeedineya: Abdullahi Abdulqadir Nuur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here