Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Muranka qoyska waa dhacdooyin insa caadi ah, laakiin mararka qaar khilaafkaas waa uu sii kordhaa taas oo si fudud isugu bedela gacan ka hadal, sababo badan ayaana keena dhibaatooyinka iyo khilaafka qoyska dhexdiisa.
Warbixintann waxaa diyaarisay Xamdi Diiriye Cali