Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maamulka Xaruunta Tababarada caafimaadka United ee Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiraan ayaa olole iskugu jira baaritaano, Wacyigelin iyo Daweeyn u sameeyay barakacyaasha ku nool deegaanka Ceelgaal.
Baaritaanada loo sameeyay Qoysaskaan ayaa waxa kamid ah cudurada ka dhasha Biyaha sida Shuban biyoodka ìyo Duumada.
Warkan Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa soo jeedinaysa.