Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda Galmudug, Dr. Maxamed Nuur Gacal, ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga 12-aad kulankiisa 4-aad ee Guddiga Joogtada ah.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha la xiriira ansixinta gobollo iyo degmooyin cusub oo lagu darayo maamulka Galmudug.
waxaana inoo soo jeedinaya-Abdullahi Abdulkadir Nor.