Shir looga hadlayay dib u habaynta Xeerka ciqaabta Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu qabtay.

0
50

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Shirkan oo diiradda lagu saaray wada tashi ku saabsan wax ka beddelka xeerka ciqaabta Soomaaliyeed waxaa ka qayb-galay masuuliyiin ka tirsan Wasaaradaha cadaaladda, xubno metelayay maamul Goboleedyada iyo bulshada rayidka.

Ka qaybgalayaasha shirkan ayaa labadii maamlmood ee uu socday waxaa ay wadaageen talooyin iyo soo jeeddinno ku aaddan dib u hagaajinta xeerkan oo muddo dheer soo jiray.

waxaana inoo soo jeedinaya-Abdidahir Garad Ali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here