Barakacayaasha Guriceel oo codsaday in carruurtooda loo sameeyo goobo waxbarasho

0
24

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Xilli Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ay wado olole lagu horumarinayo waxbarashada, ayaa bulshada ku nool mid ka mid ah kaamamka barakacayaasha ee magaalada Guriceel codsadeen in carruurtooda loo sameeyo goobo waxbarasho u dhow.
Bulshadu waxay sheegeen in xarumaha waxbarashada ee magaalada ay aad uga fog yihiin, taasina ay caqabad weyn ku noqotay in carruurtooda helaan waxbarasho joogto ah.

Abdulahi Abdulkadir ayaa warkan soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here