Kulan Ciyaareed oo Lagu soo gabagabeeyey Dhuusamareeb.

0
56

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Tartankan, oo socday muddo toddobaadyo ah, waxaa ka qeyb galay kooxo dhalinyaro ah oo ka kala socday xaafadaha magaalada.

Ujeedada ugu weyn ee tartanka ayaa ahayd kor u qaadista wacyiga bulshada, gaar ahaan ka hortagga gudniinka fircooniga ah ee lagu sameeyo hablaha (FGM), iyo dhiirrigelinta dhaqanka wanaagsan ee bulshada dhexdeeda.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here