Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Isku duwaha Wasaaradda Beeraha Galmudug ee Dagmada Xero-dhagaxley ee Gobolka Mudug Mudane Mohamud Mohamed Ali ayaa booqasho xog-waraysi ah ku tagay beeraha deegaanka , isagoo dhagaystay baahiyaha iyo cabashooyinka beeralayda halkaas ku sugan.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali