Munaasabad lagu soo bandhigayay hal abuurka dhalinyarada ee beeraha oo lagu qabtay Muqdisho…..Hamdi Dirie

0
34

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Beeraha iyo waraabka XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu soo bandhigayay dhallinyaro baratay hal abuurka casriga ah ee beeraha.

Munaasabadan oo ay soo qaban qaabisay wasaradda beeraha iyo jamacadda Jahmuuriyada ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed kusoo bandhigeen caqabadaha ka jira hormarinta beeraha.

Waxaa soo jeedineysa: Hamdi Dirie Ali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here