Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Deegaanka Daaru-Nuur ee duleedka magaalada Gaalkcayo ayaan Waxaa si rasmi ah loo furay xarun diimeed weyn oo casri ah oo laga hirgeliyey deegaanka Daaru-Nuur, oo ku yaalla duleedka magaalada Gaalkacyo. Xaruntan ayaa ah mid loogu talagalay kor u qaadista adeegyada diimeed, waxbarasho iyo wacyigelin bulshada, iyadoo ay iska kaashadeen culimada deegaanka iyo dadweynaha deegaanka.
Waxaa soo jeedineya:Liban Mohamed Abdi.