Munaasabad qalin-jebin ah oo lagu qabtay deegaanka Budbud ee gobolka Mudug

0
6

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Deegaanka Budbud ee Dagmada Afbarwaaqo ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen dufcaddii ugu horeeysa ee ka baxda Dugsiga hoose dhaxe ee Al shacab ee deegaankaasi

Munaasabadda oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin, aqoon yahano, waalidiin iyo madax ka socatay maamulka sare ee Dugsiga hoose dhaxe iyo sare ee Alshacab xaruntiisa dhaxe ayaa lagu bogaadiyay ardaydii sanadkaan nasiibka u yeelatay in ay ku baasaan imtixaankii dugsiyada dhaxe ee Galmudug.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here