Culimada magaalaga dhuusamareeb oo ka digay dhibaatooyinka Gudniinka fircooniga ah

0
36

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer):-Culimada magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Mmaamulka Galmudug ayaa bulshada uga digay khatarta iyo dhibaatooyinka ba’an ee ka dhasha Gudniinka Fircooniga ah, iyagoo tilmaamay in uu yahay dhaqan aan diin laheyn isla markaana dhaawacaya jirka, nafta, iyo maskaxda gabdhaha Soomaaliyeed.

culimada soomaaliyeed waxay sheegaan in badbaadada gabdhaha Soomaaliyeed ay tahay masuuliyad diini ah, dhaqan ah, iyo mid bani’aadanimo — loona baahan yahay in la joojiyo dhaqankan waxyeellada leh.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here