Wasiirka deegaanka Galmudug oo kormeeray dhismaha Garoonka diyaaraha Dhuusamareeb

0
42

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Senetor Saciid Siyaad Shirwac oo ah wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cimilada Galmudug ayaa waxaa uu booqasho kormeer ah ku tegay garoonka dhismaha garoonka diyaaraha UgaasNuur ee Dhuusamareeb.

Wasiirka oo warbixin ka dhagaystay maamulka shirkadda gacanta ku haysa dhismaha garoonka ayaa waxaa uu sheegay in wasaaraddiisu ay kaalin ka qaadan doonto hirgelinta garoonka casri ah oo ay yeelato caasimadda Galmudg.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here