Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Dhammaan akhristayaasha iyo Dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij gaara oo ku saabsan Maalinta Caalamiga ee Badbaadada Bukaanka 17-ka September oo dunida laga xusayo sanad kasta.
Soojeediye: Axmed Maxamed Jaamac